Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Ciidamada Maxkamadaha la Wareegay Xerada Mannaas
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:851
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:350
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:771
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:1247
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:456
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jun 03 2008
Ciidamada Maxkamadaha la Wareegay Xerada Mannaas
Written by Ali Moallim   
Tuesday, 03 June 2008

Baydhabo,(insidesomalia.org)- Ciidamo ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka ayaa lagu soo waramayaa in ay saaka Waaberigii la wareegeen Xerada Mannaas ee duleedka Magaalada Baydhabo.

Afhayeenka Ciidamada Maxkamadaha Islaamka Cabdiraxiin Ciise Caddow ayaa sheegay in saaka Waaberigii ay Ciidamadooda la wareegeen gacan ku heynta Xeradaas, isla markaana ay hub iyo saanad kale ka qaateen.

Ma jiro ilaa iyo haatan wax war ah oo ka soo baxay dhinaca Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya oo ku saabsan sheegashada Maxkamadaha Islaamka ee ah in ay la wareegeen gacan ku heynta Xerada Mannaas.

Ciidamada Maxkamadaha Islaamka ayaa dhawaanahan waxay la wareegayeen gacan ku heynta deegaanno dhowr ah oo ku yaala Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya, kuwaasi oo ay ku jiraan deegaanno ay ka talinayeen maamullo ay magacawday Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Xerada Mannaas ayaa waxay ka tirsan tahay Degmada Baydhabo ee Gobolka Bay, waxaana halkaas ku xareysnaa Ciidamo ka amar ka qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya oo halkaasi tababar uga socdey.




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >